Raisul Wasaare Rooble oo kulan xasaasi ah la qaatay Tina Intelmann (Daawo Sawirro)

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay safiirka cusub ee Midowga Yurub u qaabilsan Soomaaliya Tina Intelmann . Rooble iyo Safiirka ayaa kawada hadlay mashaariicda horumarineed ee Midowga Yurub ka taageero Soomaaliya iyo horumarrada laga sameeyey geeddi socodka doorashooyinka dalka ee uu hormuudka ka yahay Ra’iisul Wasaaruhu. Safiirka … Continue reading Raisul Wasaare Rooble oo kulan xasaasi ah la qaatay Tina Intelmann (Daawo Sawirro)